Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Madax xanuun (Dhan jaf)?
(1/1)
Mustafe Mohamed:
Asaalamu calaykuma magacaygu waa mustafe. Doctor aad baad ugu mahadsan tahay so wacan dad kaaga bilaash ugu shaqaynayso Allena hakaa abaalmariyo. Dhan jaf (madax xanuun) ayaaan leeyahay markuu madax xanuun waxaan isticmaal abufaash oo mariyaaa xididka i garaac waana ku caafimaad. Abu faashtu wax dhibaato ah ma keenaysaa
SomaliDoc:
Qoraal ku saabsan abuu-faasta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6867.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version