Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Siigada ma keeni kartaa dheerar?

(1/1)

Kamaal:
Asc dhaqaatiirtena calamiga salaan aad u qaaliya kadib

Waxan ahay dadka cadada siigada la qabsaday mudo ayaan waday wana iska goyn waayey waxan isku arkay dheerar saaid ah sida in wajiga i dheeraado lugaha gacmaha asbuucan siigaystana dadku waxay igu dhahaan dheerar badnidaaa marka digtoore siigada makeeni kartaa arintaas maxaase sababa dheerarka saaidka ah :'( :'( :'( in aan jawaab ka helo wan rajayn

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigada ee la isku arko: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version