Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan leeyahay xidido lugaha ah?
(1/1)
Ikram Hared:
sc walal waxan leeyahay xidido lugaha ah ama qaarka danbe waxayna si aada iisoo baxaan xiliga aan uurka leeyahay xiliga aan caadiga ahayna saas ima soo baxaan wax xanuuna iguma hayaan
marka iga jaahil saara wax dhibana ma ii keeni karaan
mahadsanid
SomaliDoc:
Cilladaasi waxaa loo yaqaanaa "Varicose veins" waa barar ku dhaca xididada sare ee jirka khaasatan kuwa qaarka dambe, waxayna badanaa ka dhalataa cadaadis xagge sare ka saarma xididada, waxay ku badan tahay hooyooyinka markay uurka leeyihiin, wax dhib ahne ma keento, waxaana lagu saxaa qalliin. Akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha kale ee hooyada uurka leh isku aragto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version