Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Habeeenkii kilyaha ayaa i bood boodo?
(1/1)
Sharky Elmi:
ku sucto: somalidoc
Asc magacayga Waa Sharky Elmi kuna nool Sweden.
Su’aall ayaan wataa. Waxaan isku arakay habeeenkii kilyaha ayaa i bood boodo , Ee waa maxay kilya bood boodka ?
Mahadsanid salaan
SomaliDoc:
Walaal kilyuhu ma boodboodaan laakiin waxaa sidaasi u dareemi kartaa murqaha dusha sare ee kilyaha ku aadan inay giijismaan ama kogaan cilladaasoo loo yaqaano "Muscle spasm", haddii ay dhib kugu hayso arintaan fadlan dhakhtar la xiriir si laguu baaro.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version