Author Topic: Su'aal: Habeeenkii kilyaha ayaa i bood boodo?  (Read 4568 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sharky Elmi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Habeeenkii kilyaha ayaa i bood boodo?
« on: July 15, 2017, 11:21:53 PM »
ku sucto: somalidoc
Asc magacayga Waa Sharky Elmi kuna nool Sweden.

Su’aall ayaan wataa. Waxaan isku arakay habeeenkii kilyaha ayaa i bood boodo , Ee waa maxay kilya bood boodka ?

Mahadsanid salaan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Habeeenkii kilyaha ayaa i bood boodo?
« Reply #1 on: May 18, 2018, 09:51:35 AM »
Walaal kilyuhu ma boodboodaan laakiin waxaa sidaasi u dareemi kartaa murqaha dusha sare ee kilyaha ku aadan inay giijismaan ama kogaan cilladaasoo loo yaqaano "Muscle spasm", haddii ay dhib kugu hayso arintaan fadlan dhakhtar la xiriir si laguu baaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: