Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan qabaa Sonkor?
(1/1)
Salman Abdiqadir:
waxaan qabaa sonkor
marki la iga baaryna waaba la iga waayay waxaaana ilaaa hadda qaataaa insilinka
marka ma iska dayn karaaa daawadaas
maxaa keenaya.ilawshaha
daawana maleeyahayn
SomaliDoc:
Sokortu maahan cudurrada baxa, way dhici kartaa mararka qaar inay iska dhigto wax baxay ama dagan markuu qofka muddo qaato, laakiin haddii aad joojisid way soo laabanaysaa iyadoo weliba aad u kacsan, waxaana dhici karta inay xubnaha jirka dhaawac kaa gaarsiiso, haddii aysan sokorta dhacaynin, wax dhib ahne aadan dawada ku qabin, waxaan kugula talin lahaa inaad joogtaysid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version