Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caga olol aad u fara badan?

(1/1)

Khansa Abdirahman:
Asc wan salaamaya dhaman bahda cafimadka inta kadib waxan waydinya Dr ka waxan isku arkay baryahan danbe caga olol aad u fara badan ama cagta oo xaga hoose xog i gubato siba wakhtiga habenki bacdal maqrib gaas na wan qaba marka drka waxan leyahay maxa sababi kara
  Mahadsanidin

SomaliDoc:
Caga ololka wax badan ayaa keeni kara, horay ayaan ugu faahfaahinay qoraal gooni ah ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version