Author Topic: Su'aal: habeenkii xibimta taranka ayaa i kacdo?  (Read 4926 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sharky Elmi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: habeenkii xibimta taranka ayaa i kacdo?
« on: July 17, 2017, 02:13:42 AM »
Ku sucto somalidoc

Asc : magacyga waa Sharky Elmi
( Su”aal ) habeenkii Marka aan jiifanaayo xibimta taranka ayaa i kacdo , iyo subaxdii Marka aan ka soo tooso waaxaan isku arkaa xubinta oo i kacsan ? ( Guska )

Salaan ka sucto dhibanaha




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: habeenkii xibimta taranka ayaa i kacdo?
« Reply #1 on: May 19, 2018, 10:06:04 AM »
Waa dabiici in xilliyada qaar ay xubintu kacdo, taasi tilmaan uma ahan cillad ama xanuun, waxayna badanaa ragga isku arkaan subaxdii markay soo toosaan khaasatan xilliga jawwigu qabaw yahay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: