Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: 4 sano ka hor ayaa la iga qalay Eernada?

(1/1)

Asmar:
Asc Dr.hada 4 sano kahor ayaa laiga qaley eernada hadana waxaan isku arkey bararka markii aan seexdo wey yaraaneysaa bararka lkn markaan fadhiyo ama socdo wey saaideysaa markii aan xoogaa wax culus qaado ama aan qof ladagaalana sidaasoo kale wey saaideysaa xanuun saaid ah oo joogto ahna kuma qabo waa nif marka waxaan rabaa inaad iisharaxdo maiyadii baa soo laabatey mise waa wax kale iyo dhibaatooyinkeeda

SomaliDoc:
Waxay u eg tahay in iyadii ay soo laaban rabto, sababtuna ay tahay murqihii celinayay ayaa mar kale dabcay ama tomadii hore ayaa tacbaan ahayd. badanaa eernada haddii ay wayn tahay, shabaq "mesh" ayaa la galiyaa si looga hortago inaysan soo laaban markii la qalayo, laakiin haddii aan sdiaas la samaynin inay soo laabato ayay u badan tahay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version