Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wax kuusan oo ku dhagan xaniinta?
(1/1)
Hussein mohamed:
Asc Dr waxaan isku arkay wax kuusan oo ku dhagan xaniinta qeybta bidix xanuun ma lahan ee side loo daaweeyaa?
SomaliDoc:
Waxa kuusan ee xaniinta ku lamaanan waxay noqon karaan waxyaabo badan, laakiin qaabka aad u tlmaantay waxay u badan tahay inay tahay xididada xiniinyaha soo gala oo bararan, waxaana cilladaas loo yaqaanaa "Varicocele", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version