Author Topic: Su'aal: Wax kuusan oo ku dhagan xaniinta?  (Read 3359 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Hussein mohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wax kuusan oo ku dhagan xaniinta?
« on: July 18, 2017, 05:19:28 PM »
Asc Dr waxaan isku arkay wax kuusan oo ku dhagan xaniinta qeybta bidix xanuun ma lahan ee side loo daaweeyaa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wax kuusan oo ku dhagan xaniinta?
« Reply #1 on: May 20, 2018, 01:13:37 PM »
Waxa kuusan ee xaniinta ku lamaanan waxay noqon karaan waxyaabo badan, laakiin qaabka aad u tlmaantay waxay u badan tahay inay tahay xididada xiniinyaha soo gala oo bararan, waxaana cilladaas loo yaqaanaa "Varicocele", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan:  http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaan isku arkay buruq yar oo xaniinta bidixda ah?

Started by XasanyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4057
Last post December 17, 2017, 10:25:23 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Muruq kuusan oo ka so dhex baxa bartanka shafqasha(kilkisha)?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15474
Last post October 07, 2011, 05:06:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xaniinta midig ayaa isii yaraaneysa?

Started by Abuukar Xussen AliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3686
Last post August 01, 2015, 10:43:42 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun laga dareemo xaniinta bidix?

Started by Hhusein101Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5010
Last post December 07, 2018, 12:14:37 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Qanjiro kuusan ayaa waraqda iiga yaallo?

Started by Maaji29Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12143
Last post December 03, 2018, 04:34:04 PM
by SomaliDoc