Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xudhurta ilmaha oo soo dheeraata?
(1/1)
Axlaam:
Asc somdoc wa idin salaamey
Allah khayr ha idiinka siiyo sidda
Ummad somaliyed u caawineysan
Waxaan qabaaa walalyal
Suaal ku saabsan carurta
Gabadheyda yar wax jir 49 day only
Wax leedahay ducasho badan
Caloosheddu wa cadi
Ma taagna
Man socoto
Hadan marksta ciicadas ay leedahay
Walalyaal xudhurteddi ba so dheertey
Sidii wan sii kordheysaaa
Maxaaan ku daweeya. Se muxuuu Yahay waxaasi ?
Insha Allah jawaab baladhan ban idinka sugyaaa
Asc
SomaliDoc:
Xundhurta oo soo weynaato waa nuuc ka mid ah eernada caloosah gasho, waana uurkujirta oo soo cadaadiso meesha jilcan ee xundurta, waxaa badanaa la arkaa markuu cunugga doconayo ama jiiranayo ama oynayo, badanaa caruurta way ka weynaadaan, markii murqaha calooshu isku yimaadaan, ayna adkaadaan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version