Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Daawada gaaska ayaan muddo isticmaalayay?

(1/1)

Awil5:
Asc walal keena qiimaha badan allaha ku xifdiyee waxaan rabaa in aad iga jaahil bixiso daawo aan hestaa mudo waana dawada gaaska waa tablet caag ku xeran marka waxaan cunaa markaan dareemi gaas hal xabo 6 bilood ah wuu i yalaa isagana waxaa ku qoran in  u soo baxay 04/2016 uuna dhici doono 04/2019 hadaan iska isticmao uusan iga leersan ma isticmaali karaa misa wuu daahay oo iska joojiyaa mahadsanid jazaka allah jazaa mudane

SomaliDoc:
Hadduusan kaa leersanin, isbadal aadan ku arkin, meesha aad ku haysayne heerkulkeedu uusan aad u sarrayn waad isticmaali kartaa illaa laga gaarayo xilliga dhicitaanka "Expiry date".

Navigation

[0] Message Index

Go to full version