Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Farqiga hysteriayada iyo xanuunada kale?

(1/1)

Yoome:
asc dhamaan dhakhatirda sharafta leh ee ka hawlgalo webkan
waxaan uu bahna in fahfahin yar layka siiyo habka ugu fudud ee lagu kala sari karo hysteriyada iyo cudurada kale qalalka?
mahadsanidin

SomaliDoc:
Hysteria waxa ay tahay iyo siyaabaha lagu fahmo ka baro qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6005.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version