Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: 3 bil waxaan isticmaalay whey protien?

(1/1)

Alirufaci:
asalamu aleikum doctor waxaan idinkaga mahad celinayaa sida aad ugu shaqaysaan umadda somaliyed allah abaakiina jana hakadhigo ilaahay ha idin naxriisto su aashayda waxay tahay

waxaan isticmaalay whey protien mudo 3 bilood ah waxaana dareemay in shahwadeeda uu adkaaday please doctor maxaad igula talin leheed
hadaan iska dhaafo shahwadeeda sidii hore maku soo laabanayaa waxwalbo dhibaato uu ii keenay sedaxdaas bil aan isticmaalay hadaan iska dhaafo waxwalbo dib ma isku saxaayaan jazaakallah

SomaliDoc:
Waa arrin ay isku arkaan dadka isticmaalo budada borotiinka ay dadka gym-ka galo isticmaalaan, jooji isticmaalkeeda, biyo badanne cab, caadi ayaad ku soo laaban doontaa ilaahay idinkiis.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version