Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: What is the Carcinogens?

(1/1)

Msaxane:
Bahda Somali doc waxan waydiinayaa inay faahfaahin iga siiyaan waxay tahay (Carcinogens)
Waad mahadsan tihiin dhaqtarka bahda Somali doc.

SomaliDoc:
Carcinogens waa eray "Latin" ah, waxaa laga wadaa "Waxyaabaha sababo kansarka", tusaale ahaan: kiimikadu waxay ka mid tahay "carcinogens"-ka.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version