Author Topic: Su'aal: Waxaan xanuun ka daremaya murqaha?  (Read 3586 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Libanmohamud

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan xanuun ka daremaya murqaha?
« on: July 27, 2017, 06:27:12 AM »
marka hore waxan salamaya dhakhatiirta ku howlan siday bulshadoda uga cawiyan caafimadka una wacyig galiyan si jogta ah wad ku mahadsantin guulaysta
hadan u so dhadhaco su.ashan rabay in an idin way diyo xanunkaygu waa sidan murqaha garbaha waxan ka daremaya gariir wax an hal daqiiqo an dhameyn gariirki way iga bayan xita waxan ka daremi jiray wadna inkasto dhakhtar wadno an u tagay oo uu iyiri waxad qabto maleh iyado laysaray computerka wadnaha ECo iyo ECG wax laygu shegana ma jirto waxan daremi jiray dal fara badan hada wan ka ronahay wan ku labatay dhakhtarka wuxu iyiri waxa ku haya gas wax kale ma jiro ciladayduna waxay u badntay murqaha garbaha oo i bod bodayo iyo mararka qar wadna oo xita i bod bodayo xanun kama daremo marku i bod bodayo wadnaha inkasto hada an sidi hore dhamo wad mahadsantihin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan xanuun ka daremaya murqaha?
« Reply #1 on: May 25, 2018, 11:32:54 AM »
Gaasku wuu leeyahay wadne garaac iyo daal, afqallayl iyo wareer laakiin murqaha ma boodboodaan inkastoo caabuqayada ku dhaca caloosha ay intaasba wada yeelan karaan sida amoeba-ha ama jaariyaha oo kale, waxaa haboon in aad saxarada iska baartid si loo ogaado in caloosha lagaa hayo.

Akhriso qoraal ku saabsan caabuqa amoebaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0
Akhriso qoraal ku saabsan caabuqa jaardiyaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=837.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33224
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32262
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23455
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41585
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25760
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan