Author Topic: Su'aal: Naasaha dumarka iyo dareenka gabadha?  (Read 6501 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Canabcumar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naasaha dumarka iyo dareenka gabadha?
« on: July 27, 2017, 04:31:38 PM »
Asc somalidoc waxaan rabaa inaan laba su aalood idin waydiiyo ta koowaad waxa weeye gabadha labadeeda naas marka ay kala dheer yihiin si dabiici ah ma jirtaa dadaalo ay samayn karto say isku soo gaaraan ama isu le ekaadĂ n?
Ta labaad waxa weeye dareenka saa idka ah ee gabadha maxaa keena inuu bato ama sababa mise waa wax caadi ah oo sida Ragga u kala dareen badan yihiin ayay dumarkuna u kala dareen badan yihiin ?mahadsanidin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Naasaha dumarka iyo dareenka gabadha?
« Reply #1 on: May 25, 2018, 11:35:08 AM »
Su'aasha hore waxaan uga jawabnay qoraal gooni ah ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3304.0

Su'aasha labaad, waa sax haweenku isku dareen maahan sida ragga u kala duwan yihiin ayay u kala duwan yihiin, link-gaan hoose ka akhriso waxyaabaha yareeyo dareenka dumarka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3818.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhiiga xaydku intee inleeg ayuu ka maqnaankaraa dumarka.?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 59802
Last post August 23, 2010, 06:10:06 PM
by Abumohamed
Su'aal: Waa maxay waaxa dumarka laga gubo xagga hoose?

Started by XanaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16795
Last post April 14, 2011, 06:57:00 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxay dumarka qaar habla un u dhalaan qaarna inama?

Started by Khadar AhmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7285
Last post February 02, 2016, 03:15:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal:Maxaa keena caadada dumarka oo aan xiligeeda ku iman?

Started by CadarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 252132
Last post July 24, 2009, 12:54:57 AM
by SomaliDoc
Ma jirtaa boomaato jabin karta bikrada dumarka ??

Started by Hassan-DeeqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 10
Views: 80021
Last post March 07, 2012, 03:12:37 PM
by Nuur12