Author Topic: Su'aal: Xasaasiyad iyo tinta oo i daadanayso?  (Read 2673 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Caddale

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xasaasiyad iyo tinta oo i daadanayso?
« on: July 27, 2017, 11:53:26 PM »
asc dr  mahad hakaa gaarto sida hufan oo ugu taagantahay caawinteena  dre waxaa jeclaystay inaa su.aal kuweydiiyo  taasoo ah dre waxaa qabaa xasaasiyad  misna waxaa isku arkay inay tintu aad iiga daadanayso mudo 3sano ah misna 3sano hadaa isku arkay in tintu qeybta fooda kayaraatay misna inta tintu kayaraatay waxaa kadareemaa xanuun cun cun markaa tinta soo qabto 5 ila 6 tin aa soo go ayso  salxaha ayna ka bilaabatay dhibaatadu dhaqtar hindi ah aa utagay bidaar waaye uu idhahay kaniini propecia uu isoo siiyey 10xabo cml aa ka cunay tin cusub ayaa sobaxday misna dhibkii wuu ihayey lkn masii wadin waa iska joojiyey kaniinkii marka dre maxaa dhibataas keenikaro maxasaasiyadaa mase dabeecadaha bidaarta




Offline drmire

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Xasaasiyad iyo tinta oo i daadanayso?
« Reply #1 on: August 14, 2017, 02:26:51 PM »
Caddle walal ilahey caafimad taam ah haku siiyo waxan jecelahy inan kula xiriiro ciwan keyga facebook wa gurmad mire e halke lagaa helaa thanks sxp

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Xasaasiyad iyo tinta oo i daadanayso?
« Reply #2 on: September 15, 2017, 02:11:29 AM »
Halkaan ka akhriso faahfaahin ku saabsan Bidaarta:
http://bit.ly/2y1VtlW
Talo SAARO Allaah


 

Su'aal: Daawada jilcisada la dhaho maxeey dhibaato u leedahay tinta?

Started by Hanna HuteBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10795
Last post March 30, 2016, 04:30:29 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daawooyinka tinta madoobeeya ama jilciya ciladooda

Started by Hassan BileBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12063
Last post April 04, 2011, 07:08:33 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Tinta la beerto wax dhiba ma u leedahay madaxa?

Started by DhaqaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2395
Last post April 29, 2016, 09:08:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: maxa keena cirada ama tinta in ay cadaato?

Started by Said ShariifBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5980
Last post October 02, 2016, 08:20:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Tinta ma leedahay da' ay joogsato koriinkeedu?

Started by CanabcumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2413
Last post March 02, 2016, 12:36:47 PM
by SomaliDoc