Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xididada xaniinyaha?

(1/1)

drmire:
Asc dr mahad haka gadhe cawinta ad u heyso umada somaliyed dr waxan u tagay dhaqtar turki ah waxa leyga hayay xaniinta midig waxa leysaray kumputer waxana ley dhahay xididada xaniinyaha aya iska ka dulsaran qaliin ayana tahay marka dr maxa sababa xididada xaniinyaha o is dul saarma mahad sanid dr jwb wacn

Mr Mahamed:
Sxb Qaliin haku dagdagin xanuunka  ku hayo magciisana dhaqtarka hakuu sheego lkn xididida xaniin yaha ayaa isdulsaran magac xanuun ma ahan

SomaliDoc:
Walaal waxay u badan tahay in lagaa helay xanuun la yiraahdo "Varicocele", faafhaahintiisa ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version