Author Topic: Su'aal: Budada murqaha loo isticmaalo?  (Read 3680 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Omar yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Budada murqaha loo isticmaalo?
« on: July 28, 2017, 11:44:32 AM »
Asc somali doctor aad ayaad umahadsantihiin sida wanagsan aad bulshada ugu adeegtan ilaahay ha idinka abaal mariyo.
Waxaan wiil dhalin yara ah waxaana dhigtaa gym
Marka waxaan rabaa inaan isticmaalo daawada murqaha lagu weyneesto ama budada dadka qaar ay u yaqaaniin brotein
Marka waxaan rabay inaan idiin weydiiyo wax sameen ah caafimaadkay maku yeelanaysaa budadaas mahadsanidiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Budada murqaha loo isticmaalo?
« Reply #1 on: May 25, 2018, 11:40:40 AM »
Daawada aad isticmaalaysid nuuceeda ayay ku xiran tahay, qaar badan waxay leeyihiin saameyn sida aan horayba ugu faahfaahinnay casharkaan, ku dhufo link-ga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0

Midda kale waxaad samaysan kartaa protein dabiici ah oo murqaha loogu talagalay ee loo yaqaano "Whey protein", faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Haddii Aa Si Qaldan U Isticmaalo Daawo Caafimaadkeyga Ma Saameyn Kartaa?

Started by AbuJaasumBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9701
Last post May 19, 2012, 04:31:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cream Loo isticmaalo ( ciji-libaax ) ama Baraha Madoow ee jirka?

Started by Muna1959Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4573
Last post July 05, 2016, 11:30:49 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay walaalayaal cudurka loo yaqaan infectionka xaglaha ama murqaha?

Started by TuuraqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 27111
Last post February 05, 2011, 04:08:18 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Suunka loo isticmaalo in lays kaga baabi,iyo baruurta

Started by Muna O.HamariBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 5643
Last post June 05, 2011, 06:58:15 PM
by Muna O.Hamari
Su'aal: Maxay tahay saliida lala isticmaalo kondomka?

Started by AfricaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7275
Last post March 15, 2013, 06:23:17 PM
by SomaliDoc