Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sankayga malax ayaa ka socoto?
(1/1)
Daani:
Waan idin salaamay
Sanka baa waxaa iga imaanaya wax malax oo kale ah oo qadhmuun
Dhakhtar baan utagay
Waxa uu igu yiri
Egfashin baa ku haya
Iraab buu ii qorey
Waxba igama tarin
Waxaa kale oo ii waheliya barar iyo qanjidho xanuun
Markaa dhakhtar muxuu noqon karaa
SomaliDoc:
Sanka oo wasakh ka timaado, barar wajiga ah iyo madax xanuun fooraarisga u daran intaasba waxay astaan u tahay caabuqa sanqada, loona yaqaano "Sinusitis", fadlan qoraalkaan ka akhriso waxa uu yahay iyo sida loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version