Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: 10 bilood ka hor qalliin ayaa la igu sameeyay?
(1/1)
Sumaya12:
Asc dhamaantin aadban idiin salamaya salan kadib waxan rabaa inaa su al idin waydiyo su ashayduna waa sida tan
Waxan ahay hoyo leh sadex caruura da'dayduna waa 21jir cunuga igu yar waa 1sano iyo bar waxa mudo laga jogo 10bilood layga qalay xanuun ay kusheegeen (corpus-luteum-cyste des ovary) marka DR wax dhibayto ah maku yeelan karaa uur qaadiska iyadoo 10kaa biloodna uur raadis aan ahaa
Waana layga qalay xanuunkaa
Waxayna idheheen hada ok baa marka dr allaah swc ayaa bixiyo awlada laakiin ma jiraan kiniino iisahlaya ama ii fudaydinaayo uur qaadiska mahadsanid jasaakallaah
SomaliDoc:
Waxaa lagaa qalay biro biyood ku samaysan tahay ugxan sidaha, sida dhakhaatiirtu sheegeenne waa lagu guuleystay, taasi uurka kama hortagi karto wax raad ahne inaysan kugu reebin ayay u badan tahay.
Way jiraan kaniiniyo caawiyo dhinaca hormoonada ee uurka loo qaato, taasina waxaa haboon inaad kala tashataa dhakhtarka kula jooga.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version