Author Topic: Su'aal: Miskaha ayaa 10 sano i xanuunayo?  (Read 3065 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ibrahim Abikar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
Su'aal: Miskaha ayaa 10 sano i xanuunayo?
« on: August 01, 2017, 06:37:44 AM »
Doctor (pelvic girdles) ayaa muda 10 sano kudaw ixanuneyso mana xasusto nabar igudaci. Waa ligagubi balsi ila xata xanun lafta ax ayaan tarema.maxaa keni karo maxana sameya?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Miskaha ayaa 10 sano i xanuunayo?
« Reply #1 on: May 27, 2018, 12:45:30 PM »
Waxaa laga yaabaa lafdhbarta qeybta hoose inay cillad ka jirto, waa inaad dhakhtar u tagtaa si sawir lagaaga saaro. xanuunkane qaabka aad u dareemaysid wuxuu u eg yahay neerfo ahaan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: