Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madax wareerka sababa Gawaarida raacitankoda?

(1/1)

Garmufo:
Maxaa sababa in Qofka marka uu Gawaarida Basaska waweyn u raaco oo uu mada ku dhex  wareero.


Sideese looga hortagi karaa oo loo daaweyn karaa.?
   
      Mahadsanidiin

SomaliDoc:
Gawaarida oo madaxa kugu dhex xanuuno ama ku lalabootid waxaa la dhahaa "motion sickness" waa cillad ay isku arkaan dadka qaar, horay ayaan ugu faahfaahinnay qoraalkaan ee ka bogo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version