Author Topic: Su'aal: Indhaha ayaa i xanuuno markaan wax akhrinayo?  (Read 3119 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline ADID

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Indhaha ayaa i xanuuno markaan wax akhrinayo?
« on: August 01, 2017, 10:08:05 PM »
asc  somali doc  waxaan nin dhalin yaro  ah  waxa  xanuuna  in dhaha   markaan  cashirka  aqriyo  weyna  i ilmeeyaan  dhaqar  baan  u tagay  wuxuu  idhahay  in dhahhaga  way  fican yhiin   dawo  isoo  qoray  kaniini  vitamin  A ah  marka  in dhihii  sidii  ayey  xanuunayaan marka  maxaa  keeni kara  indho  xanuun iyo  ilmada   




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Indhaha ayaa i xanuuno markaan wax akhrinayo?
« Reply #1 on: May 27, 2018, 12:56:20 PM »
Waxaa cilladaas la yiraahdaa "Eye strain", waa daalka iyo xanuunka markaad wax akhrinaysid, fadlan raac talooyinka ku xusan qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3150.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: