Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Neefta oo i dhibto?

(1/1)

Dagane:
Asc waxan halkaan oga mahadcelinayaa ALLAH mida kale waxa kaloo mahad leh dadkii barnamijkan kaalin libaax kaqatay
Suaashayda: waxay tahay waxaan 1 sano la dhobaatonayay xanuun iga qabanayay xaga feeraha kasoo aha inay neef qaadashada i dhibto sida hindhisada, qalaaqada iyo neef qaadashadabo marka dhaqtarna waan la xariiray ilaa iyo hadana wax is badel ah malahan xitaa qufaca wuu i dhibaa waad mahadsantihiin walalayaal

SomaliDoc:
Feero xanuunka u daran hindhisada, halaaqayada iyo qufaca waxaa loo yaqaanaa "Pleuretic chest pain", waxaana keeno dhowr waxyaabood, halkaan ka akhriso qoraal aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5710.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version