Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Raggu ma isticmaali karaan Clomid?

(1/1)

Mursal Yare:
Kaniiniga clomid maisticmaali karaa ragga

SomaliDoc:
Haa, dhakhaatiirta qaar waxay clomid u qoraan ragga ay hormoonkooda testosterone-ka uu yar yahay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version