Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: da'daydu waa 16 sano, miisaanakayguna waa..?
(1/1)
Salmaan Sd:
Asc Dr Wan Ku Salamay Waxaan Jira 16 Sano Dherarkaygu Waa 1.80cm Mizan Kayguna Waa 79Kg Markaa Wax Dhib Ah Ma Igu Kenaya Culayzka Inta le'eg Hadiize Uu Igu Keenayo Qaabkeen U Dhimi Kara mahadsanid
SomaliDoc:
Dhirirkaaga iyo miisaankaaga markii la isku fiiriyo waa Ok, sababtoo ah haddii cufnaanta jirkaaga "BMI" la xisaabiyo waa 24.4, waana dabiici.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version