Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wajigeyga wuxuu leeyahay finan?
(1/1)
Jalani772:
asc
somalidoc
walaalayaal waxan rabaa inaad iga jawaabtaan su,alahan
1- wajigayga waxa uu leeyahay finan waana waji saliid leh. sidee isaga dawaynkaraa?
2- waxaan leeyahay hormone no badan xilli walba waxaan dareemaa kacsi ama shahwad, sidee isaga jabin karaa?
mahadsanidiin
SomaliDoc:
Finanka wajiga way kala duwan yihiin ee qoraalkaan ka akhriso nuucyadooda iyo siyaabaha aad ula tacaali kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0
Sidoo kale waji saliid-ka qoraalkaan ka akhriso faahfaahintiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6339.0
Midda u dambeysa, haddii dareenkaagu uu sareeyo ama kacsigaagu uu badan yahay, iska guurso ama soon, sababtoo ah ma jirto daawo kale oo loo qaato arintaas.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version