Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhiiga caadada oo maalmo socdo?
(1/1)
MARYAMO:
Asc Dr waxan ahy gabar 20 sano jir ah oo weli aan guursan marka dhiiga caadada marka ay i timaado waxay iga soconeysa 2 Maalin kaliya Marka ma cudar baa mise waa caadi sanadihii hore 5.4 maalinayey iga socon jirtey dr iga so jawaab
SomaliDoc:
Taasi waa Normal, sababtoo ah caadadu waxay u dhaxaysaa 2 illaa 7 maalmood, wixii intaa ka bato ama ka yaraado cillad ayaa jirta.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version