Author Topic: Su'aal: Naasihii aad bay ii danqanayaa?  (Read 2121 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Fardus

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naasihii aad bay ii danqanayaa?
« on: November 11, 2017, 07:01:06 AM »
Asc somdoc or dr
Dr waxaa ahay hooyo nuujisa oo maalmo dhalan waxa isku arkay naasahii aad bey ii danqanayaan xididii ayaa muuqda caano ayaa ku jira aad na wey ii kulul yahiin markuu caano soo galo.dr cilada i haysata ah ibta naaska 2da naas ayaa qeyb ka mid ah i xanunayaan 2duba waxay noqdeen dhaawac sidii meel biyo galeen bocoolo sameysteen kadibna madow ayee noqdeen lakinse 2duba sidaa ma ahan midka bidix wali bocolkii waa leeyahay markaa nunaha u daayo dareemi marka kalena waa sidii meel madow midka midigna dhan ayu ka madow yhy iminka lakinse markuu hore bocolka waa lahaa.dr iminka nuunaha waan nuujiyaa naaska caano galo aad ii xanunaa ibtiisana aad ii xanuuni hadii asn nuunaha nuujineen taabashadu ma ogola.dr maxaa ugu tslineysaa oo aan sameeyaa siduu nuunahaa caano fiican u helo aniguna xanuunka ugu nafiso iyo qatarta ku hoos duugan naaska caanaha ku raago ama ka baxin.mahadsanid




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal ku saabsan naas nuujinta
« Reply #1 on: November 11, 2017, 11:26:28 AM »
Halkaan ka akhriso jawaabta, riix linkigaan:-
https://goo.gl/nrqunr
Talo SAARO Allaah