Author Topic: Su'aal: Muddo hal sano ayaa dabada i cuncunayso?  (Read 3269 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdirashiid Hassan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Muddo hal sano ayaa dabada i cuncunayso?
« on: August 02, 2017, 11:37:09 PM »
Asc daqaatirta dhaman salan kadib waxan inbadan kacabanayaa mudo hal sano dabada Aya i cuncuneysey then waxan boqdey daqtar markas ayu igu yiri dawadas gado oo daba gilis ah malmo ayan isticmaley cuncunki wu IGA jogsade lkn waxan isku arkey dabadi afkedi hore o ey kaso bixi laheyd saraxara Aya talo barar taban karo 1 xubnaha o iyaradeen xinyaha iyo shahwada o degdeg ah maxan iga latalin laheyd arinkaa iheysto  daktarow




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Muddo hal sano ayaa dabada i cuncunayso?
« Reply #1 on: June 03, 2018, 07:08:17 PM »
Walaal qaabka ad u tilmaamaysid xanuunkaaga wuxuu u eg yahay baabasiir awala nuuca gudaha ahaa, kadibne dibadda u soo baxay, baabasiirka wuxuu leeyahay cuncun iyo qoyaan aad dareentid ama dhidid badan oo futada jeexeeda ah, wixii faahfaahin ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: