Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Muddo hal sano ayaa dabada i cuncunayso?
(1/1)
Cabdirashiid Hassan:
Asc daqaatirta dhaman salan kadib waxan inbadan kacabanayaa mudo hal sano dabada Aya i cuncuneysey then waxan boqdey daqtar markas ayu igu yiri dawadas gado oo daba gilis ah malmo ayan isticmaley cuncunki wu IGA jogsade lkn waxan isku arkey dabadi afkedi hore o ey kaso bixi laheyd saraxara Aya talo barar taban karo 1 xubnaha o iyaradeen xinyaha iyo shahwada o degdeg ah maxan iga latalin laheyd arinkaa iheysto daktarow
SomaliDoc:
Walaal qaabka ad u tilmaamaysid xanuunkaaga wuxuu u eg yahay baabasiir awala nuuca gudaha ahaa, kadibne dibadda u soo baxay, baabasiirka wuxuu leeyahay cuncun iyo qoyaan aad dareentid ama dhidid badan oo futada jeexeeda ah, wixii faahfaahin ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version