Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madax xanun qeyb ah?

(1/1)

Liban12:
Asc doctor waxaa in mudo ah igu soo laalaabto madax xanuun siba qeybta midig ee madaxa qaabaka xanuunka xiliyada casirka ayuu igu soo bilaawada mudo 4 ilaa 5 malin gonka iyo madax waa idikamaya waliba xiliyada salad sajuda waa idhibeysa bish Mar ayaa dareema ama  2 dii bil mar.
waxaan hada joga malaysia an an  wax kabarto marka an jogay Mogadishu oo iqabto xanunka shaybarada an u tagi jiray sI wada mid ah ayey igu oran jiteen typhiod aa ku hayo malaysia inta jogo dhor jer baa la iI qabtay sida cadiga ahed waxan u tagay dhaqtar waxa uuna igu dhahay sanbor aya qabtay sanka aya xerma kadib isha nervous ayey kutalaayo madaxa mark maxuu yahay xanunka clamadahas leh

SomaliDoc:
Xanuunka aad dareemaysid waxaa la dhahaa "Sinus headache" wuxuu ka dhashaa caabuqa sanqada ku dhaco ama cabburka ka dhasho, waxaana  badanaa isku arko dadka samboorka qabo, faahfaahin dheeraad ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version