Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gabadhu ma dareemi kartaa in biyuhu gaareen..?
(1/1)
Zuleyhanad:
Asc
Miyay gabadhu dareemi kartaa inay biyaha ninki gaadheen ilma galeenka wax xanuuna miyay dareentaa
SomaliDoc:
Marka hore waa inaad ogaataa, wax ugxanta bacrimiyo ma ahan biyaha ee waa xawada ku dhex jirto shahwada oo la dhaho "sperm", xawadu waa noole awood u leh inuu xawaare ku socdo si ugxanta u gaaro kadibne u bacrimiyo, haweentu intaasi waxba kama oga mana dareemi karto in xawadu gaartay minka ama ugxantu bacrimisantay.
Intaas ka dib, haweentu way dareemi kartaa in biyuhu ku shubmeen, laakiin wixii ka dambeeya waa maya.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version