Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xaniinyaha hadey yaraadaan..?
(1/1)
Maajid:
Asc waxaa rabaa dhakhaatiirta somalidoc in San weydiiyo.
Xaniyaha hadey yaraadaan ama mid at yeraato taranka iyo bacraminta saameyn ma Ku heelan karataa.
Maxaase lagu garan karaa xaniyaha inaysan si rasmi ah ushaqeyneynin
Mahasanidiin
SomaliDoc:
Xiniinyaha oo shuuqo ama yaraado waxay tilmaan u noqotaa cudurro dhowr ah, laakiin waxaa ugu caansan caabuqa la yiraahdo "Epididymo-orchitis", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0
Way dhacdaa markay xaniintu shuuqdo inay saameyn ku yeaalato taranka iyo bacriminta.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version