Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Indhaha ayaa i xanuuno markaan wax akhrinayo?
(1/1)
ADID:
asc somali doc waxaan nin dhalin yaro ah waxa xanuuna in dhaha markaan cashirka aqriyo weyna i ilmeeyaan dhaqar baan u tagay wuxuu idhahay in dhahhaga way fican yhiin dawo isoo qoray kaniini vitamin A ah marka in dhihii sidii ayey xanuunayaan marka maxaa keeni kara indho xanuun iyo ilmada
SomaliDoc:
Waxaa cilladaas la yiraahdaa "Eye strain", waa daalka iyo xanuunka markaad wax akhrinaysid, fadlan raac talooyinka ku xusan qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3150.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version