Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kindler Syndrome?

(1/1)

Abdihakim02:
Salaamu Calaykum

waa Maxay Kindler syndrome? daawase ma leeyahay?
dhaqaatiir dawayso ma jiraan ?
daawo ma leeyahay Kindler syndrome?

SomaliDoc:
Waa xanuun dhif ah oo lagu dhasho, dhaxal ahaan ayuu ku yimaadaa, daawo looga raystane ma jirto, waxaa badanaa loo isticmaalaa kaalmaati maqaarka lagu subkiyo, waxaadne u tagaysaa dhakhaatiirta maqaarka.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version