Author Topic: Su'aal: Xubinta ayaa iga qaniinay WARIIRI?  (Read 16389 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Dagane

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xubinta ayaa iga qaniinay WARIIRI?
« on: August 05, 2017, 05:42:59 AM »
Asc dhaman dhaqatiirta sharafta leh waxan rabaa inan idin weydiyo hal suaal taaso ah xubinta taranka raga ayaa waxaa iga qaniinay anoo 5sano jir ah wariiri kadib waxa dhacday inuu xubintii ay dhinac u qaloocato dibna uma soo labanin ilaa iyo hada marka mxaa talo ah wad mahadsantihin dhamantin