Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan ka cabanayaa bidaar?
(1/1)
drmire:
Asc slan kadib dr mahad ha kagadhe cawinta ad u heyso umada somaliyed waxan jecelahay inad i caawiso waxan ahay nin dhalin yaro ah da'da 23 sano dr waxan ka cabanaya bidaar mida salxaha ah mana awodo inan berto tinta maxan isaga daaweyn kara biraata mase isticmali kara kaniniga propecia thanks dr
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan daawada propecia iyo bidaarta http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6254.0
Sidoo kale linkigaan guji si aad akhrisatid daawada bidaarta ee Minoxidil http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,7702.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version