Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cudurka Waraabowga Iyo Kindler?
(1/1)
Abdihakim02:
suaal guud
cudurka waraabowga iyo isfiilitada iyo kindler syndrome
ma isku mid miyaa mise waa cuduro kala duwan oo ku dhaca
maqaarka
SomaliDoc:
Waa xanuun dhif ah oo lagu dhasho, dhaxal ahaan ayuu ku yimaadaa, daawo looga raystane ma jirto, waxaa badanaa loo isticmaalaa kaalmaati maqaarka lagu subkiyo, waxaadne u tagaysaa dhakhaatiirta maqaarka.
Xanuunkaan isfiilito shaqo kuma lahan, dunidane wuu ku yar yahay, haddii baaritaan lagugu sameeyay oo lagaa helay cudurkaan sidaas ayaad ku xaqiijin kartaa kaliya.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version