Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keeno xininta bidix oo bararayso?

(1/1)

Asmar:
Dr.waad mahadsan tahay maadaama aad noo faaideysid dhanka caafimaadka dadaalkaaga ilaahey hakaa abaal mariyo Dr.aniga 18 ayaan ahay xaas ayaan leeyahay 4 sano kahor waxaa laiga qaley hernia xininta bidix waqti dhow ayaan isku arkey barar isla xininta bidix ah lkn aan wax xanuun ah leheyn marka jiifto barar maleh lkn markaan istaago ama fadhiyo haa dhakhtar ayaan utagay computer ayaan laisaarey dhakhtarka wuxuu ii cadeeyey ineysan ahayn hernia waa xinjir infection ah Dr marka maxaad igula talin leheyd warbixin IGA sii fadlan

SomaliDoc:
Xiniinyaha dhowr shey ayaa barariyo, waxaa ka mid ah: eernada, bararka xididada ee varicocele, waxaa kaloo barariyo caabuqa, waxaa kaloo barariyo biyo haday galaan ee "hydrocele" iyo kuwa kalaba.

Waxaan filayaa in arintaadu tahay xanuunka Varicocele ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version