Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madaxaa stress iga haayo?

(1/1)

Abdulazizhaaji:
Waxan rawaa in ad iga cawiso waa hawar yartee inta badan waxay kuledahay wan baxayaa marka ayada lo firinayo daganashaheda waalawadaa oo mesha ay shegato ayaa la geyaa lkn marki lageyo is lamarkiba hadane wan baxaa ayey ledahay xitaa dhaqtar wan geenay waxna ma ay san is ka badalin mar marka qar waxad arkesaa in ay is ku darsamen oo ay tahay cadi maxaa lagu xalin karaa arin kaa dr mahadsanid

SomaliDoc:
Cilladaan waxay u eg tahay xanuun dhimir nuuca loo yaqaano "Mania", faahfaahinta xanuunka iyo astaamaha kale ee lagu garto ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8146.0

Waxaa muhiim ah in dhakhtarka dhimirka loo geeyo "Psychiatrist".

Navigation

[0] Message Index

Go to full version