Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Isticmaalka vitamins ka?

(1/1)

Khaalid Yusuf:
ASC waxan kunoolahay waddamada reer galbeedka inta badan waa qabow dhaqaatiirta waxay noosheegan inaan qaadano kaniiniga vitamin D sababta oo ah in aan ka nimi Afrika ama nahay madow oo u baahanahay  qorax marka waxan qaataa vitaminska oo dhan noocyadiisa ka la duwan  mudo markaan qaato waxan dareemaa madax xanuun iyo qoorta oo xanuunta caajis iyo daal  markaan iska joojiyo waxan daremaa caafimaad markaa hadii vitaminka uu kugu bato ma keenaa xanuun  sida marka uu kaayaraado xanuun u keeno mase la qadan karaa vitamina oo la cuni karaa markasta?

SomaliDoc:
Waa sax, fitamiinadu haday jirka ku bataan waa lagu sumoobaa, waxaana loo yaqaanaa cilladaas "Hypervitaminosis", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5769.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version