Author Topic: Su'aal: 9 vitamin muxuu yahay muxuuse taraa?  (Read 8592 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Daauudgalaydh

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: 9 vitamin muxuu yahay muxuuse taraa?
« on: August 08, 2017, 02:36:46 AM »
Marka hore asalaamu calaykum. Suaashaydu waxay tahay kiniinka 9 vitamin muxuu taraaa muxuuse yahay faa'iido ma leeyahay iyo faa'iido daraba.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: 9 vitamin muxuu yahay muxuuse taraa?
« Reply #1 on: June 08, 2018, 05:25:18 PM »
Waa nuuc ka mid ah fitamiinada la qaato kuwooda la isku dhafay, kamana duwana dhinac faa'ido iyo mid khasaaraba.
Fitamiinadu haday xadkooda dhaafaan waa lagu xanuunsadaa, hadduuse qofka u baahan yahay faa'idooyin caafimaad wuu ka helaa, ka baro qoraalkaan hoose cunnooyinka laga helo fitamiinada kala duwan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5781.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Nin jidhkisu kala weyn yahay (XAGA SARE OO YAR IYO XAGA HOOSE OO WEYN)

Started by Hotboy911Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23758
Last post June 13, 2015, 03:26:34 PM
by SomaliDoc
Vitamin (D) يمنع انتقال سرطان الثدي لأعضاء أخرى

Started by MunimBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 7194
Last post May 28, 2008, 02:42:08 AM
by Munim
Ogow waxa uu yahay "Ummu-Sibyanka"!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 292542
Last post December 05, 2018, 08:41:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 79473
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 55372
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc