Author Topic: Su'aal: Lugaha ayaa i kabaabyooda?  (Read 3879 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mursal Yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Lugaha ayaa i kabaabyooda?
« on: August 11, 2017, 01:49:47 AM »
Suulasha lugaha ayaa ikawaabiyooda waqti dheer qeebta hoose si joogta ah xitaa maka dareemayo wixi muda Dr arintaas maxee thy noo faahfaahi dr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Lugaha ayaa i kabaabyooda?
« Reply #1 on: June 09, 2018, 07:40:37 PM »
Kabaabyada waxyaabo badan ayaa keena ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: