Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Lugaha ayaa i kabaabyooda?

(1/1)

Mursal Yare:
Suulasha lugaha ayaa ikawaabiyooda waqti dheer qeebta hoose si joogta ah xitaa maka dareemayo wixi muda Dr arintaas maxee thy noo faahfaahi dr

SomaliDoc:
Kabaabyada waxyaabo badan ayaa keena ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version