Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhicis hore iyo uur helidda?
(1/1)
Liza:
Waxan qaba suaaal ah xiriirka ka dhaxeeyo dhicis hore iyo uur helida siduu u sameeya aniga hada ka hor baa dhicis sameeyey ka dib 3 bilood aya dhiig iga socday asaga istiisa iga istaagay wax dawo ma qaadan diiga wuxu aha sida caadada o kale wax aad u badan ma ahayn normal ayu aha ka dib xilida cadada maratka qaar way kaso dhib dhacda 2 beri ama 3 beri bishi igu dambesey 1 bil iyo 1 isbuuc ayu iga maqna arintaas mxa sababay dhaqtaris .... Mahadsanidiin
SomaliDoc:
In haweentu heli wayso uur markay dilanto ka dib waa arrin hooyooyin badan welwel ku hayso, horayne qoraal aan ku faahfaahinnay arintaan ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8600.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version