Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa i xanuunto inta u dhaxayso Faraha & Anqawga?

(1/1)

Mahamed Farah:
asc doctor
waxaan doonayay in layga caawiyo waxaa i xanuunta Lugta dubka kore ee u dhaxayso faraha iyo anqowga sidii iyadoo i olalayso oo kaleh garanmahayo waxay tahay wax iga gaadhayne majiraan wayna i olashaaa

SomaliDoc:
Qeyba jirka ka mid ah oo iska olosho iyadoo wax dhib ah gaarin, weliba u badan cagaha ama gacmaha waxay tilmaan u tahay in cillad ka jirto dhinaca dareensidayaasha, waxaana cilladaan badanaa lagu arkaa dadka macaanka qabo. fadlan faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5549.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version